 |
|
|
 |
|
|
» KOR-KA-XAADINTA XOG Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..
» Aanadii Nageeye - Sh Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin:
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..
|
|
|
|
Online Visitors: 10
Total Visits: 3004045
|
|
|
|
|
|
A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z
|
|
|
» 1. Tabcadaa ma tuugoobo. 2. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola 3. Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa 4. Tol la'aani waa tows. 5. Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa. 6. Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan waydo 7. Tolkaa maw talisay, mase tuugtay. 8. Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado. 9. Tuhun waa sed. 10. Tuug la qabtay talo ma laha. 11. Tuug lama xado.
|
|
|
|
 |
|
|
|