Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 10

Total Visits: 3004045

Proverbs

A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z

 M                                                                                              TOP

» 

485. Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa lagaa hayaa.
486. ma maahmaahe waa loo maahmaahaa. (C)
487. Ma nimaan wax aqoon baad wax la qaybsataa, mise baddaasaad dhurtaa.
489. Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako-taako.
490. Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilkaaga u xun, mise wax naftaada u xun oo wiilkaaga u fiican.
491. maal yar iimaankaa lagu qabaa.
492. Maalinkii intay ishaada gaadhaa la hadlaa, habeenkiina inta gacantaada gaadho.
493. Marna taagtaa marna tamartaa.
495. Madax meel ka sarraysa oo la taabtaa ma jirto
496. Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama samro.
497. Madheyti ii Moora gaabey lan maal qaboo dagee?
498. Majeerteenku wuxuu naagaha ugu tagaa naag danbe arki maysid,
499. mallay intaas dufin aa la kariyaa
500. mallay maanyo ku jiro dheri looma saarto.
501. Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon.
502. Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa.
503. Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay
504. Marba sidaad u jabtaa loo dhutiyaa.
507. abeeso markaad farta u taagtid ayey fanaxa u boodaa.
508. marna taagtaa marna tamartaa.
510. maroodigu takarta ku taagan ma arkee ta ka kale ku taagan buu arkaa.
511. Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambena iyadaa kala naxda.
513. masayr waddo ma leh.
514. matag meeshaad doonayso kuguma simo.
515. Maxay ka nuugtaa ama ku nuugtaa, bushmo iyo naaso midna maleh.
516. mayd kee baa ugu danbeeyey?kaa la sii sido.
517. meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay.
518. meel caws lihi abaar maaha.
519. meel hoo doonaysa hadal wax kama taro.
520. Meel hoo u baahan hadal wax kama taro
521. Meelaad ku dhashay, waa meelaad ku dhimatay.
522. Meelaad madaxeeda tahay, manjo lama noqdo.
523. Meeshaad ku qubaysataa lagu qalalsadaa.
524. meeshii cir laga filaayey ceeryaamo ka timi.
525. midgaantu intay gude kale fadhayso ayaa keedu qudhmaa.
526. midho berde duuduub baa lagu liqaa.
527. Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qubo.
528. midho guntiga kuugu jira looma daadsho midho geed saran.
529. midho kaa fog baa qadhaadh lagu tilmaamaa.
530. Midiidin la'aan waa la midgoobaa.
531. Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhun baa looga dhacaa
532. mindi aad u af badan gacantii lahayd bay goysaa
533. Mindidii qooqdaa dib bay u qaddaa
534. mindidu haddii aan meel la dhigin ma mirirto
535. Mira daray duuduubkaa lagu liqaa
536. Miro gunta ku jira miro geed saaran looma daadsho..
537. Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu nureyo?
538. mrkhaatina marag baa la dhigtaa masaajidna dhagax.
539. Mugdi, arlaada geed ii goduh???
540. mukulaal minankeeda joogtaa miciyo libaax bay leedahay
541. Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leedahay
542. mukulaashu dooliga danteeday u dabataa
543. mulac caruuri qabatay isna waa ku qudhgooyo iyana waa ku ciyaayir ciyaayir.
544. Mulac, dilistiis isaga waw qudh gooyo, carruurtana waw cayaayir.
545. Muruqa laba suulle ninba si ku ah.

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org