Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 10

Total Visits: 3004045

Proverbs

A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z

 L                                                                                              TOP

» 

Maahmaaho Xarafka L

1. La jiifiyaana bannaan, la joojiyaana bannaan.
2. Laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo
3. Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad-adayg.
4. Laba qaawan isma qaaddo
5. Laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa. Laba u la.
6. Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa.
7. Labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrido.
8. Labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan.
9. Labo bukta ma is baaniyaan.
10. Labo qaawani isma qaado.
11. Lacagina lacag bay dhashaa injirina qindhicil.
12. Laf jabtay sideedii ma noqoto.
13. Lafo geel iyagaa laysku jebshaa.
14. Lama gano falaadh kugu soo noqon doonta.
15. Lama huraan waa caws jiilaal.
16. Lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
17. Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa.
18. Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa.
19. Libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo
20. Libaax deeqi ka gurxamisay
21. Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno.
22. Libaax lab god lagama kiciyo.
23. Libaax nin aan aqoon baa lax ka rida.
24. Libaax nin ganay iyo nin galadayba og.
25. Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayday.
26. Loogow laguu minan fadhiyee.
27. Lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa.
28. Luqun dheeraatay madax ma dhaafto.
29. Luuq luuq maraw laasim laamiguu iman.

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org