Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 11

Total Visits: 3004045

Proverbs

A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z

 K                                                                                              TOP

» 

Maahmaaho Xarafka K


1. kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
2. kab xume ma hadhee kab laawaa hadha.
3. Kaftan iyo kaadi baa laysku cadaaba.
4. karis xun iyana ku wax la'
5. Kelyo nimaan lahayn bay kaadiyi dishaa.
6. Kibir waa lagu kufaa
7. kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo.
8. kibiraw kab iga xoor faanawna far iga jabi.
9. Kitaab gurigiisii loo diiday, sayax Illaah baa baday.
10. Kitaab meelaan lagu fasirayn laguma furfuro.
11. kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa
12. kuftin jillib iyo habaar waalid midina sahal kuma hadho

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org