 |
|
|
 |
|
|
» KOR-KA-XAADINTA XOG Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..
» Aanadii Nageeye - Sh Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin:
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..
|
|
|
|
Online Visitors: 9
Total Visits: 3004045
|
|
|
|
|
|
A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z
|
|
|
»
Maahmaaho Xarafka I
1. Ibtilaysan ayaa belaayo tilmaanta. 2. Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta 3. illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer meerisaa. 4. In habari gasho, hali ma qaado. 5. Inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa. 6. Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiyo haadiskay barataa. 7. Indho is jecel isma eegi karaan. 8. Inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay kaama daayaan. 9. Inta aanad falin ka fiirso. 10. Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkeedu ciidamiyaa. 11. Inta jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto 12. intaadan falin ka fiirso 13. intii orod jirey, kuftinna way jirtey. 14. Irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. 15. Ishaadaa kuu macalin ah. 16. Ishaadu waa kula da' dhegtaaduna way kaa da'wayn tahay. 17. Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weyntahay 18. ishiisa laga gartaa, ushiisa lagu tumaa. 19. Isla weyn, dooro weyn. 20. Isma hubsato aroorkeeda ka mashxaradaa la yidhaahdaa. 21. Isma'og aqalkiibay aslaysaa. 22. Isu qabe aan loo qabin.
|
|
|
|
 |
|
|
|