Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 10

Total Visits: 3004045

Proverbs

A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z

 G                                                                                              TOP

» 

Maahmaaho Xarafka G

1. Gaal dil gartiisana sii
2. Gaashaan qaad ma anbado.
3. Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara
4. Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilkana in til leeg baa ku darsanta
5. Gabadhi waa meel xun joog.
6. Gacani waa miskiin.
7. Gacantaadu hadday dhudhub gasho, lagama dhuftee waa laga dhirindhiriyaa.
8. Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa?
9. Gacmo wada jirbay wax ku goyn karaan.
10. Gadal gadaal geed looma koro
11. Gadhba gadhbaa la tusaa.
12. Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay
13. Gar waa loo wada islaam
14. Gardarraa ma guulaysto
15. Gardarro looma garbo yeelo.
16. Gari ilaahay bay taqaan
17. Gari laba nin kama wada qosliso.
18. Gaws iyo gustoona layskuma ag dhaqdhaqaajiyo.
19. Geed joog gartii waa yaqaan, laga dhimayna dhaxalkii waa yaqaan.
20. Geed walba in gubtaa, waa hoos taal.
21. Geel carruuri qaaday ma foga.
22. Geel caruuri qaaday ma foga.
23. Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya allaa
24. Geel indho kuul muxuu ka kasaa?
25. Geel laba jir soo wada mar.
26. Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo
27. Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel.
28. Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen ka goostaa ku yidhaa.
29. Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirtaa
30. Geelow geed walba daaqdaye, markaad ciin daaqdaa laguu yaabaa.
31. Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantahay. :)
32. Geeriyu nin aadan aqoonin iyo geeljiray ku roomntahay.
33. Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa.
34. Gees lo'aad kulaylkaa lagu gooyaa.
35. Geesi allaahay ma xilo.
36. Geesi, alle ma xidho.
37. Gobanimo waa joome.
38. God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn, ku dhici doontaana ma ogid
39. God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego
40. Gorayo la hub sayoo haad bay noqotay.
41. Gorgor, haadda ka weyn.
42. Gorgortan saaxiib iyo walaal toona ma yaqaan.
43. Gudineey ima goyseen, haddaan badhkay kugu jirin.
44. Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn.
45. Gumur uraasa, weyne gurudee (gumur wey urtaa waana lagurtaa)
46. Gurbaan garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hakuu hayo.
47. Guur marka hore waa sino dhuuban yahay, marka dambena waa sino ballaaran ahay.

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org