Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 10

Total Visits: 3004045

Proverbs

A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z

 F                                                                                              TOP

» 

Maahmaaho Xarafka F

1. faan badan iyo faq badaniba na wacna.
2. faanoole fari kama qodna
3. fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa.
4. falaadhi gilgilasho kaagama godo.
5. Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo
6. Far bugtaa, Faro ka dheer.
7. Far iyo meel bugtaa is og.
8. far kaliyihi waji ma maydho.
9. Far keliya Fool ma dhaqdo.
10. faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa laga qaadaa
11. Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan.
12. fardo laysu hayo maxaa laysugu faan.
13. farihii dufan leh ayaa wax duuga.
14. faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta.
15. Farsamo xumo, futada cankeeday ku goysaa
16. Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul!
17. fulay hooyadii ma goblanto.
18. fulay wax ka wadne weyn.
19. fulay wax ka qoryo badan.
20. fullaw guuli kuu dhawaydaa.
21. Futo iyo dhul isma huraan.

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org