 |
|
|
 |
|
|
» KOR-KA-XAADINTA XOG Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..
» Aanadii Nageeye - Sh Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin:
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..
|
|
|
|
Online Visitors: 9
Total Visits: 3004045
|
|
|
|
|
|
A -B -C -D -E -F -G -H -I -J -K -L -M -N -O -P -Q -R -S -T -U -V -W -X -Y -Z
|
|
|
» Maahmaaho Xarafka E
1. Erray nimaan dhaafin odday ma dhalin. 2. Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. 3. Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya. 4. Eygii oo laf diiday ma noola.
» Maahmaaho Xarafka E
1. Erray nimaan dhaafin odday ma dhalin.
2. Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso.
3. Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya.
4. Eygii oo laf diiday ma noola.
Fadlan haddii aad qaar ka haysid xarafkan noogu soo gudbi emailka webmaster@aftahan.com
|
|
|
|
 |
|
|
|