Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 16

Total Visits: 3007343

Article Details

 

Refer A Friend
Post Comment
Writer Name: others
Category Name: Qoraallo
Last Updated: September 21, 2009, 4:39 pm

Article Name: Shuruudaha SIINLEYDA Cusub



ASALAAMU CALEYKUM:

Haddii aannu nahay; guddida faaf-reebka ama tifaf-tirka darka Aftahan, dadka ama abwaaniinta damca in ay ka qayb qaataan silsiladda cusub ee SIINLEY la magac baxday, waxaannu ogeysiineynnaa in  silsiladdan loo sameeyey, oo ay leedahay shuruudo gaar ah, oo aan laga gudbi karin. Shuruudahaasi, waa kuwo sababtooda ay ka mid tahay; in heerka iyo milgaha Siinleydani isula mid noqoto, isulana jaan qaaddo.

Shuruudaha waxa wax ka taabtay, oo si gabay ahaan ah u iftiimiyey, mid bilaabayaasha Siileydan ka mid ah, kaas oo wax kaga muujiyey beydadka ama meerisyada odhanaya:-

Suugaanta luuqdiyo baduu, kala-sed weeyaane
Gabay sooca mooyee ka duuf, sowdka jiiftaduye
Geeraarna waa laga sandahay, saacan maanta’ahe
Silsiladdan nikii gelahayow, xarafku waa Saad.

Haddii aan taas sii iftiiminno:-
  • Waa in xaraf-raacu uu “S” ahaadaa (Siin).
  • Waa in uu badda “Gabayga” ahaadaa.
  • Waa in aanu wax u dhimayn ama durayn gobol, reer, shakhsi iwm.
  • Waa in heerka miisaanka, milgaha iyo tayada murti ahaaneedba sarreeyaan, oo aanu wax jabnaan ah lahayn.
  • Waa in uu Curiyuhu aqoon sare u leeyahay suugaanta, siyaasadda, taariikhda Somaliland iyo guud ahaanba ta Soomaalida, waana inuu garaadkiisu korran yahay oo uu danta ummadda ugu adeegayo.
Ugu-danbayntii; wixii murti ah ama gabay ah, ee shuruudahaas sare ka gudbi karaya, ama buuxin karaya waxa lagu soo hagaajin karaa xidhiidhka Aftahan.org, ee ku xusan bogga hore ee darkan Aftahan.

ALLAA MAHAD LEH.
Maammulka Aftahan.org.
     
 
   

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org