Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 11

Total Visits: 3007343

Article Details

 

Refer A Friend
Post Comment
Writer Name: others
Poet Name: Qubane
Category Name: Qoraallo
Last Updated: June 28, 2009, 12:53 pm

Article Name: OGEYSIIS - Hal-karaan iyo soo ban-dhigga buuggii 5aad



OGEYSIIS:
Hal-karaan & Soo Ban-dhigga Buuggii 5aad

Naadiga Akhristayaasha Hal-karaan ee Burco, waxa uu kugu marti-qaadayaa ban-dhigga buuggii 5aad ee naadigu soo ban dhigo. Buuggaas oo la magac baxay:- DIIWAANKA QOSOLKA, waxa qoray Jamaal Cali Xuseen.

Haddaba soo ban-dhigidda buuggan DIIWAANKA QOSOLKA, waxa inoo daaddihin doona Farduus Siciid Dirir, iyo Maxamed Cabdillaahi Diiriye (Bulshaawi), haddii EEbbe idmo.

Goobta:-    Barwaaqo Hotel, Burco Somaliland.
Maalinta:-  Jimcaha Sabtidu soo gelayso.
Goorta:-     6:30 fiidnimo.
Taarikhda:- 03/07/2009.



ALLAA MAHAD LEH.
Hal-karaan Reader’s Club
.
Burco, Somaliland.
halkaraanreadersclub@gmail.com
-------------------------------------------------------------
     
 
   

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org