Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 9

Total Visits: 2717412

War-gelin: Fadlan cidda rabta inay la soo xidhiidho ama macluumaad u soo dirto Ururka Aftahan, waa inay ku soo hagaajiso Webmasters-ka:- Dhuux Digaale Ducaale:- dhuuxdd@gmail.com ama Suldaan Jaamac aftahan@gmail.com

www.aftahan.com

Maqaallo

 

Qoraallo

Xusuusqor - Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland

February 10, 2010, 7:48 am

xusuusqor: suldaan iyo socdaalkii dheeraa ee somaliland qaybtii 7-aad. berde ku yaal wadaamo-goo; ma aha kii “isha baydhabo” anigoo badhtanka kaga jira qormooyinkii socdaalkaygii dheeraa ee somaliland ayaa hawlo badani ila soo derseen, ka dibna hakad ayaan geliyey, hase yeeshee waxa si weyn ii dh  Read More ....

Shuruudaha SIINLEYDA Cusub

September 21, 2009, 4:39 pm

asalaamu caleykum: haddii aannu nahay; guddida faaf-reebka ama tifaf-tirka darka aftahan, dadka ama abwaaniinta damca in ay ka qayb qaataan silsiladda cusub ee siinley la magac baxday, waxaannu ogeysiineynnaa in  silsiladdan loo sameeyey, oo ay leedahay shuruudo gaar ah, oo aan laga gudbi ka  Read More ....

OGEYSIIS - Hal-karaan iyo soo ban-dhigga buuggii 5aad

June 28, 2009, 12:53 pm

ogeysiis:hal-karaan & soo ban-dhigga buuggii 5aad naadiga akhristayaasha hal-karaan ee burco, waxa uu kugu marti-qaadayaa ban-dhigga buuggii 5aad ee naadigu soo ban dhigo. buuggaas oo la magac baxay:- diiwaanka qosolka, waxa qoray jamaal cali xuseen.haddaba soo ban-dhigidda buuggan diiwaank  Read More ....

HOGGAAMIYE - Buug cusub

March 2, 2009, 9:26 pm

hoggaamiye. (buug cusub)saciid cali shire.hoggaamintu waxay la cimri tahay aadamaha. eebbe (sw), ka hor intuusan abuurin nebi aadam (cs), wuxuu malaa’igta ku wargeliyey in uu abuurayo ‘khaliifa’ . sheekh qurdubi, isagoo aayaddaas daliishanaya, ayuu ku doodaa in hoggaamiyaha islaamka loo bixiyo kha  Read More ....

 

Suugaan

 

Suugaan

aggamsan

March 9, 2010, 7:05 am

        aggam-san   cabdiraxmaan maxamed ubaxle   maansadani waxay daba socotaa  aliflay oo ka hadlaysay arimo xasaasiya iyo mawduuc diini ah iyo taas kashiidaal qaadanaysa  ayay  waxaa ku dhex jira wanaag faris iyo xumaann kareebi  Read More ....

gurmad

March 9, 2010, 7:02 am

asalaamu calaykum dhamaan,, waxa aan idin oo guud binayaa  tix gabaya oo la magac baxday (gurmad) oo ka hadlyasa dhibka gabooyaha lagu hayo ee soo jireeyn ka ah taasoo inna wada saran yahay waajibkeedu, aniga oo ku hanbalyaynaya abwaanadii ka hadlay ee yar iyo wayn ba lahaa. hase ahaatee inaynu  Read More ....

Afsoomaali

February 21, 2010, 3:58 pm

waa tix gabay ah oo la magac baxday afsoomaali tixdani wali may ku shaac bixin website yada somalida iyo meel kale toonna waxay soo baxday 15/11/09, waxa tiriyey faysal aw cabdi canbalaash- london 1. indhowayd ilhaamkii murtida maan abaabuline2. abqaalkeed ka hadhay maansadii igu ogaydeene3. ma  Read More ....

AWAAL-TIRIS - Maanso

March 5, 2010, 6:53 am

awaal-tiris-(maanso)by: maxamed ibraahim warsame (hadraawi). waa maanso la magac baxday awaal-tiris oo uu curiyey maxamed ibraahim warsame (hadraawi), soona baxday 13/09/09. waxay ka hadlaysaa mushkiladaha dhinacyada badan ee maanta mujtamaca ku xeeran. waxay si gaar ah isu dul taageysaa   Read More ....

 

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

March, 2010
SuMT WThFS
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031

The material contained on this site is copyright Aftahan Org, a Somali Culture, Literature & Language non-profit Organization, based on London. So if you want to re-print, copy, archive or re-post any thing on this site, please retain this credit and disclaimer. Quotations or extracts should include attribution to the original sources. All graphics, images and pictures on this site may not be re-produced or duplicated without the express permission of the original owner.
Copyright© 2001-2007 Aftahan.com All Rights reserved